Xabaalo Wadareed lagu aasay Ciidamo sanado badan kahor la laayay oo la helay

Dowlada Sudan ayaa shaacisay in dhawaan la helay xabaalo wadareed cusub oo lagu aasay ciidamo katirsanaa milatariga dalkaasi oo la laayay sanado badan kahor, kadib markii lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen afgembi fashilmay. War uu soo saaray xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sudan ayaa lagu sheegay in la helay haraadiga meydadka 28-qof oo … Continue reading Xabaalo Wadareed lagu aasay Ciidamo sanado badan kahor la laayay oo la helay